Kulan looga hadlay xal u helida dokumentiyada la been abuuray oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kormeeray xarumaha Maxakamadda Ciidammada Qalabka Sida, Maxkamadaha heer Gobol ee darajada koowaad iyo Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay mira dhal noqdeen tallaabooyinka wada jirka ah ee loo qaaday xal-u-helista murannada dhulka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in hirgelinta xafiisyada adeegyada ee degmooyinka ay … Continue reading Kulan looga hadlay xal u helida dokumentiyada la been abuuray oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirro)